|

Dhageyso:Wasiir Cali Xaamud Oo Ku Sugan Saylac Oo Waraysi Uu Siiyay Shabakada Caalamiga Ah Ee Cadceed.com Ku Sheegay Waxba Kama Jiraan Hadalo Sheegaayay Inay Kala Furfurayaan Xildhibanada Aqlabiyada Ah Ee Saylac.

Dec 28, 2012 Borama(Cadceed) – Shabakada Caalamiga ah ee cadceed waxaa maanta khadka telefoonka ugu waramay wasiir ku xigeenka waxbarashada Somaliland Mudane Cali Xaamud Jibriir oo iska Fogeeyay hadalo la sheegay inay u tageen Inay kalajabinayaan Xildhibaanda Gadabuursi ee degmada Saylac ee Aqlabiyada haysta, halkan ka daawo.

Comments are closed