Wad Deg Dega: Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Magacaabay 20 Wasiir Ku-xigeen Iyo 5 Wasiiru Dawle
Dec 13, 2012 Muqdisho(Cadceed) – Kulan ay maanta isugu yimaadeen golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa loogu dhawaaqay wasiirro ku xigeenka xukuumadda iyo wasiiru dowlayaasha Soomaaliya.
Ka dib markii uu soo dhamaaday kulan gaar ah oo ay layeen wasiirada oo uu shir gudoominayay Raysal wasaaraha ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa laga soo saaray liiska xubnaha dhamaystiraya xukuumada.
Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay 20 wasiir ku xigeen iyo shan wasiiru dowleyaal, kuwaasi oo dhamaystiraya xukuumada Cusub ee Soomaaliya.
Akhriso Magacyada Magacyada Wasiirrada Cusub Ee La Magacaabay
1-Cabdi Farax C/qadir W/dowladaha madaxtooyada
2-Dr Maxamed Nuur Gacal W/dowlaha arrimaha dibada
3-Mahdi Maxamuud Cali W/dowlaha arrimaha gudaha
4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir W/Dowlaha Maaliyada
5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle W/Dowlaha Horumarinta Iyo Adeega Bulshada
Magacyada 20ka Wasiir kuxigeen
1-Eng maxamed Aadan Axmed W/kuxigeenka arrimaha Dibada
2 Jamaal Axmed Barrow W/ ku xigeenka arrimaha dibada
3 Xasan Ibraahim Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
4 Jaamac Axmed Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
5 Maxamed Xasan Aadan W/ku xigen maaliyada
6 Abuukar Xasan Cali W/ku xigen maaliyada
7 Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta
8 Maxamuud Macalin Yaxye W/ku xigeenka hormarinta
9 Fahmo Axmed Nuur W/ku xigen cadaalada
10 Xasan Maxamed Jimcaale W/ku xigeenka cadalada
11 Nadiifo Maxamed Cusmaan W/ku xigeenka howlaha guud
12 Cali Shekh Maxamed W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika
13 Siciido Xasan Cusmaan W/ku xigeenka khayraadka
14 C/raxmaan Maxamed Geedi W/ku xigeenka Qeyraadka
15 Axmed Maxamed Maxamuud W/ku xigeenka gaashaandhiga.
16 C/raxman kulmiye Xirsi W/ku xigeenka Gaasgaandhiga
17 C/qadir Sheekh Ismaacil W/ ku xigeenka Ganacsiga
18 Maxamed Cali Xagaa W/ku xigeenka Ganacsiga
19 C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta
20 Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta.
Cadceednews, Muqdisho