Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyska Iyo Eheladii Uu Ka Baxay Ex Maayar Lughaya Baxsane Siciid.
Tacsi Tiiraanyo Leh Dhamaan Dadka Hoos Ku Qoran Waxaa Ay Tacsi U Dirayaan Qoyska Marxuum Baxsane Siciid Oo Ahaa Meeyarkii Hore Ee Lughaya oo Ku Geeriyooday Magaalada Boorama.
Sul Abshir Maxamed Ducaale.
Mahamed Nuur Muuse Bili Bili
Haaruun Siciid Cali Iyo Xaaskiisa
Mige Cali Iyo Xaaskiisa
Mahamed Siciid Jibriil Iyo Xaaskiisa
C/Kariin Jirde Qawdhan Iyo
Maxamuud Muuse Sidci Iyo Xaaskiisa Iyo
Nuux Cabaade Guuleed Cali Iyo Xaaskiisa
Axmed Nuur Muuse (Geela) Iyo
Muuse Ceelaabe Abaar Iyo Xaaskiisa
Dhamaan dadweynaha reer Lughaya waxay tacsi udirayaan qoyskii iyo qaraabadii uuka geeriyooday Gudomiyihii hore ee Degmada Lughaya Baxsane Siciid Aye oo manta lagu aasay magaalada Boorama .
Waxaana ilaahay ugabaryaynaa inuu ilaahay naxariistii jano kawaraabiyo aaamiin Qoyski uu kabaxayna waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay hakasiiyo aamiin