|

Daawo: Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Arimaha Saylac Sidoo Kalena Ka Hadlay Mudaharaadkii Maanta(Cadceed Tv).

Dec 30,2012 Borama(Cadceed) – 4028228 Xaaladaha murugsan ee ka taagan golaha deegaanka degmada Saylac ayaa waxaa maanta ka hadlay Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar oo ku dhaliilay xukuumada sheegayna inay ka habsaameen xiligii loogu talagay in la ansixiyo, sidoo kalena ka hadlay banaanbaxii maanta iyo arimokale, halkan ka daawo.

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey