|

Daawo”Qaranimadii Iyo Dastuurkii Somaliland Waxaa Lagu Bedelayaa Dastuurkii SNM, Xaalada Dalkuna Maanta Waa Shimbir Baalasha Laga Rifayo”Suldaan Bashir(Cadceed Tv).

Dec 29,2012 Borama(Cadceed) – Suldaan Muuse oo maanta markii ugu horaysay Ka Jawaabay odayo ka soo jeeda Beesha dhexe oo iska dhigaayay inay matalaan Somaliland, sheegayna in qaranimadii Somaliland iyo Dastuurkii la sameeyay ay u badaleen Distoorkii SNM, Xaalada dalkuna tahay maanta Shimbir baalasha laga rifaayo. halkan ka daawo.

Comments are closed