|

Sidii Ay Ugu Kala Guulaysteen Beelaha Deegaanka Hargeysa Doorashooyinkii Golaha Deegaanka .

Dec 7,2012 Borama(Cadceed) – Iyada oo ay beelaha kaladuwan ee dega deegaanada ay ka koobantahay  degmada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa waxaa halkan idiinku soo gudbinaynayaa sidii loogu kala guulaystay iyo cida ku soo baxda doorashada deegaanka ee Hargeysa Iyo Beelaha aan ilaa hada la hayn, hadaba halkan ka Akhriso magacyada iyo beelaha xildhibaanada Guulaystay.

KULMIYE

1.Hanad Xaashi Axmed Caydiid 5474 (Sacad Muuse /Reer Samatar)
2. C/raxmaan Maxamuud Caydiid Cabdi (SOLTELCO) 4455 (Sacad Muuse /Reer Gadiid)
3.Cismaan Xasan Faarax Shiil (Waxar) 4151 (Sacad Muuse /Reer Shirdoon)
4.Eng. Yuusuf Warsame Siciid 3793   Sacad Muuse /Reer Axmed)
5. Axmed  Siyaad Muxumed Giirre 3625 (Ciidagale Abokor Muuse)
6.Axmed Daahir Axmed Magan 3484  (Sacad Muuse /Axmed Cabdale )
7.Cabdi Cali Yuusuf Liibaan 3265     (Sacad Muuse /Cabdala Sacad)

WADDANI

1.Maxamed Warsame Caalin Timacadde 5315 (Habaryonis /Isaxaq/Cabdale)

2.C/qani Yuusuf Cabdillaahi Ina Macalin 2969 (Habaryonis /Isaxaq/Cabdale)

3.C/laahi Cali Adan Yuusuf (Cabbaas) 2902 (Habaryonis /Isaxaq/habar kaliil)

4.C/risaaq Faarax Xassan (Qawdhan) 2621  (Habaryonis /Isaxaq/Qasin)

UCID

1.Maxamed Aw Adan Wayrax Geelle 4477 (Ciise Muuse Reer Cadawe)
2.Khadar Ibraahim Axmed 3544  (Ciidagale Reer Xamud)
3.Cabdicasiis Maxamed Xaashi 3003 (Ciidagale Reer Adan)
4.Maxamed Cabdi Adan Yuusuf 2266 (Ciidagale Bilaal)

XAQSOOR

1.Saleebaan Daahir Cabdillaahi Raagsane 4558 (Arab /samane)
2.C/laahi Aw Adan Hargeysa (Geestiir)– Xildhibaanadii golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa ee maanta la Maxamed Cawil 2899  (Arab /Guulane)
3.C/laahi Siciid Faarax Diiriye 2719  (Arab /Reer Cali)
4.Deeq Ducaale Cismaan Guuleed 2364  (Arab /Afyare)

UMADDA

  1. Cali Axmed Haybe Nuur 3786  (Habaryonis /Isaxaq/Cabdale)
  2.  khaalid cabdi cawad abyan 2949 (Habaryonis /Sugule)
  3. Mustafe cismaan daahir 2861 (Habaryonis /Isaxaq/Qaasin)

Rays

1.Khadar Xuseen Cali Ismaaciil 1877 (Sacad Muuse /Reer Gadiid)

 

Dalsan

1.C/casiis Adan Habane 3589(Sacad Muuse /Reer Cabane Cabdalle)
2.Fu’aad Saxardiid Caabi 2499(Sacad Muuse /Reer Samtar)

Sidii Beelahu U Kala Helleen Kuraasta Degaanka

Beesha Sacad Muuse Waxay heshay  9 Xildhibaan

Beesha Habaryoonis Waxay heshay 7 Xildhibaan

Beesha Ciidagale waxay heshay 4 Xildhibaan

Beesha Arab Waxay Heshay  4 Xildhibaan

Beesha Ciise Muuse Waxay Heshlay 1 Xildhibaan

Wariye Cabdi Ismaaciil Nuur.

Cadceed.com Hargeysa.

Comments are closed