|

Shirkada Meecaad General Trading Company Lamaheda Hargaysa Iyo Borama Waxay Aroos Tahniyad Udirayaan Boqorka Mahdi Saleeb Ibrahim Iyo Boqorada Rahma Aden Miicaad

waxa halkan hanbalyo aroos ka diyaraya Shirkada Wayn ee Meecaad General Trading Company lamaheda Hargaysa iyo Borama way Aroos Tahniyad udirayaan Boqorka : Mahdi Saleeb Ibrahim iyo Boqorada: Rahma Aden Miicaad waxayna rerka cusub lee yihiin Reerkii lagu nastee lagu nagadee wada jiree nabad gala ALLAHAYOOW idinka yeeel Awlaad khayr qabtana kala hela Aaaaamiiiiiiiiin…… Waxan ugu Ducadii Rasuulkee ahayd Barakalhu Laka Wabaraka Calayka Wajama Baynakumaa filkhayr .

1:Mahamed Aden Mecad
2:Xildhibaan Abdi Cismaan Dhagawayne
3:Cumar Aden Mecad
4:Khalid Cige Dixood
5:Maxamed Cali Geedi
6:Abdikarim abdilahi Cadare
7:Khadar Abdi Idiris
8: Abdiqani Mahamed Cismaan
9:Mahamed Yare
10: Xuseen Sheikh Omer
11:Mahad Abdirahmaan
12:Abdirhaman Siciid
13:Abdisamad Cisman Abdi
14:Mahamed
15:Cumar Mahmuud Muse (Shiine )
16:Ibrahim Hassan Warsame
17:Muuse Dugsiiye Muuse
18:Bashiir Wacays

mawliid mahamed
naajilondon@gmail.com

Comments are closed