|

Qaar Ka Mida Xildhibaanadii Ku Guulaystay Golaha Deegaanka Oo Hambalyeeyay Taageerayaashooda Kana Waramay Siday U Arkaan Guushan(Cadceed Tv).

Dec 3,2012 Borama(Cadceed) – Magaalada Boorama ee xarunta gobalka Awdal waxaa maanta markii ugu horaysay ka hadlay sida ay u arkaan guusha ay gaadheen qaar ka mida xildhibaanadii ku guulaystay golaha deegaanka ee degmada Boorama, hadaba halkan ka daawo xildhibaanadani oo isugu jiray dhawr xisbi.

Comments are closed