|

Qaar Ka Mida Murashixiintii Ku Hadhay Doorashooyinkii Deegaanka Deg. Borama Ee Xisbiga UCID Oo Sheegay In Komishanka Heer Degmo Musuq Maasuqay(Cadceed Tv).

Dec 9,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta mar labaad ka hadlay saxaafada kaladuwan ee ka hawlgasha gobalka awda gaar ahaan magaalada Boorama qaar ka mida murashixiintii ku guuldaraystay doorashadii golaha deegaanka ee degmada Boorama gaar ahaan Xisbiga UCID oo ku eedeeyay Komishanka Degmada Boorama in uu daadiyay waraaqahoodii codbixinta, hadaba halkan ka daawo sida ay arintani u dhacaday.

Comments are closed