|

Ogaysiis: Quljeednet​.com Waxay Ogaysiinay​saa Macaamiish​a Iyo Akhristaya​asha Shabakada…

Ogaysiis: Quljeednet.com waxay ogaysiinaysaa macaamiisha iyo akhristayaasha shabakada quljeednet.com in ay shabakadu hawlaheedii warbaahineed oo ay mudooyinkan dambe cilado farsamo iyo dib u habayn kaga yara hakatay ay dib ugu soo laabatay idinkoo ka heli doona warar xaqiiqooyin ah iyo faalooyin runta ku qotoma iyo waliba arimaha kale ee bulshada dhexdeeda ka jira .

Hadaba hamoogaanina wararka iyo faalooyinka iyo doodihii aad uga barateen quljeednet.com

Runta iyo is baraarujintu waa ta guusha lagu gaadho

Maamulka Quljeednet.com

quljeed@ymail.com

Comments are closed