|

Oday-dhaqmeedyada Gobalka Awdal, Xukuumada Iyo Masuuliyiinta Ururada & Xisbiyada Oo Ka Wada Hadlay Sidii Loogu Wada Qanci Laha Natiijada Doorashada(Cadceed Tv).

Dec 1,2012 Borama(Cadceed) – Wali waxaa ay u hanqaltaagayaan dadka ku dhaqan magaalada Boorama natiijada ka soo bixidoonta doorashada golaha deegaanka degmada Boorama, Iyada oo ay taasi jirto ayaa waxaa kulan lagaga hadlaayo sidii loogu qancilahaa natiijada doorashada ku yeeshay gudaha Boorama Salaadiinta,Cuqaasha,Masuuliyiinta ururada/Axsaabta iyo masuuliyiinta heer degmo gobal ee gobalka Awdal iyo Boorama,halkan ka daawo kulankan.

Comments are closed