|

Oday-dhaqmeed Ka Jawaabay Eedaha Beesha Ciise Ee Ku Aadan Doorashooyinka Golaha Deegaanka Ee Gobalka Awdal(Cadceed Tv).

Dec 9,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa markii ugu horaysay ka hadlay magaalada Boorama ee xarunta gobalka awdal qaar ka mid oday-dhaqmeedka gobalka Awdal oo jawaab ka bixiyay qaar kamida oday dhaqmeed ka soo jeeda beesha ciise oo sheegay inay doorashadu si xaqa u dhicin, hadaba halkan ka daawo.

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey