Natiijada Hordhaca Ah Ee Deg. Gabilay Iyo Axsaabta/Ururada Ay Ku Kalajiraan+Wasiir Timacad Oo Isdabamarin Sameeyay.
Dec 5,2012 Gabiley(Cadceed) – Kadib huursi badan oo ay sameeyeen masuuliyiinta Komishanka Doorashooyinka Degmadda Gabiley ayaa goor-dhaweyd ku dhawaaqay Natiijadii Doorashada Goleyaasha Deegaanka ee Degmadda Gabiley, Natiijadan waxay Axsaabta Siyaasaddu 21-ka Xildhibaan ee Golaha Deegaanka Gabiley u kala heleen sidan:-
1)-KULMIYE, waxa uu helay 7 Kursi.
2)-WADDANI waxa uu helay 4 Kursi.
3)-UCID waxa uu helay 4 kursi
4)-RAYS waxa uu helay 2 Kursi.
5)- DALSAN waxa uu helay 2 kursi.
6)- XAQSOOR waxa uu helay 1 kursi
7)- UMMADDA, Waxa uu helay 1 kursi.
Hadaba waxaad halkan ka akhrisataa magacyada 21-ka Xildhibaan ee Golaha Deegaanka Degmada Gabiley iyo.
Kulmiye
1- C/Qaadir Maxamed Faarax 2- Cabdi Ciidle Cali 3- Cibaado Maax Cilmi 4- Shucayb Maxamed Muuse 5- Cali Maxamed Sh,. Saleebaan 6- Max’ed Amiin Cali ALaalle 7- Dr. Axmed Cali Maxamed UCID 1- Cumar Cali Obsiiye 2- Maxamed-amiin Cumar Cabdi 3- Caydaruus Cabdilaahi Sheedaal 4- Mahdi Maxamed Xaashi
WADDANI
1- Xasan Axmed Maxamed 2- Cali Maxamuud ismaaciil 3- Iid Xasan Cabdi 4- C/Casiis Cabdilaahi ismaacii
DALSAN 1- Cali Axmed Yuusuf 2- Mustafe Sayid Abokor
RAYS 1- C/Samad Sh. Aadan Ammiin 2- Axmed Siciid Kibaar
XAQSOOR 1- Nimco Axmed Cabdi UMMADDA 1- Cabdi Yuusuf Daahir
Warqabadka Cadceed.com
Borama Office.