|

Daawo: Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Dhaarin La’aanta XIldhibaanada Cusub Oo Gil-gilay Magaalada Saylac(Cadceed Tv).

Dec 29,2012 Borama(Cadceed) – taageerayaasha mudanayaasha aqlabiyadda Golaha Deegaanka Saylac ku soo baxay ayaa manta Mudaharaad ay kaga soo horjeedaan dhaarin la’aanta xukuumadda iyo Garsoorka ee Tobanka Xildhibaan ee Aqlabiyada ah ka dhigay magaaladda Saylac.

Taageerayaashan ayaa mudaharaadkooda ku soo beegay xili ay magaaladda Sayalc ku sugan yihiin Wasiiro iyo masuuliyiin kale oo ka soo jeeda isla beesha Aqlabiyada Golaha Deegaankla ku guulaysatay, waxaanay u muuqataa mid ay ugu muujinayaan diidmadda ay ka qabaan talaabada ay xukuumadda ay ka tirsan yihiin ku hortaagan tahay dhaarintooda.

Comments are closed