|

Daawo: Maayarkii Hore Ee Borama Oo Xilkii Ku Wareejiyay Maayarka Cusub Ee Dhawaan La Doortay (Cadceed Tv).

Dec 26,2012 Borama(Cadceed) – Xarunta Dawlada hoose ee magaalada Boorama waxaa maanta ka dhacday xilwareejintii Meeyarnimada ee ay kula kala wareegaayeen Meeyarkii Hore Mudane C/raxmaan Shide Bile iyo Meeyarka Cusub Mudane Saleebaan Xasan Xadi, hadaba halkan ka daawo sidii ay u dhacday Munaasibadani Iyo Nuxurka Waxqabadkii Mr. Shide.

Comments are closed