|

Madaxweyne Xigeenka Somaliland Oo Maanta Ka Qaybgalay Shir Caalami Ah Oo Ay Isugu Yimaadeen Madaxda Caasimadaha Africa


Dec 4, 2012 Senegal(Cadceed) – Madaxda Ugu Saraysay Hayada Jimciyada Quruumaha Ka dhaxaysa Uqaabilasan Horumarinta Dawladaha Hoose iyo Maamul Daadajinta ee Loo Yaqaan UNCDF (United Nation Capital Development Fund) ayaa Ku Qaabilay Madaxweyne Xigeen Somaliland Maqaamkii Ugu Sareeyey iyagoo Ku Casuumay Shirkii Caalamiga ahaa ee Ka dhacayey Caasimada Senegaal ee Dakar, Shirkan oo ahaa Kulan ay Isugu Yimaadaan Madaxda Caasimadaha Africa, (Africities 6th Summit). Hadaba markii uu Shirku Dhamaaday waxa si gaara ula Kulmay Madaxweyne Xigeenka Labada Masuul ee u Sareeya Duninda Hay’ada UNCDF, Iyagoo Kala Hadlay Maamul Daadajinta Somaliland kana Waraystay Doorashooyinkii Golaha Degaanka ee Ka Qabsoontay Dalka Somaliland tilmaamaymayna Sida ay ugu Faraxsan Yihiin Hawlaha Demoqraadiyadeed ee ka socda Dalka Somaliland

Adan Hassan Ahmed
admataan@hotmail.com

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey