|

Daawo: Maamulka Dekada Saylac Oo Ka Waramay Habsami U Socodka Dekada, Dakhliga Soo Gala Iyo Waxyaabaha Dhiman Ee Dekadu U Baahantahay (Cadceed Tv).

Dec 28,2012 Saylac (Cadceed) – Dekada magaalada Saylac ee taariikhiga ah waxaa markii u horaysay warbixin faahfaahsan ka bixiyay maamulaha dekadaasi oo ku sugnaa xafiiskiisa, waxaanu saxaafada u sheegay sida ay uga hawlgalaan iyo dakhliga soo gala, iyo sida ay u maareeyaan, hadaba halkan ka daawo.

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey