|

Komishanka Doorashooyinka Masuuliyiintooda Degmada Berbera Oo Natiijadii Sirasmiya Ugu Dhawaaqay.

Dec 4,2012 Berbera(Cadceed) – Komishanka Doorashooyinka Degmadda Berbera ayaa goor dhawayd  si rasmi ah ugu dhawaaqay Natiijadda Doorashadda Golaha  Deegaanka oo Todobaadkii hore Dalka ka dhacday.
Xisbiyada/ Ururada iyo sida loo kala heleen Kuraasta ayaa ah sidan:-
1- KULMIYE = 9 kursi
2- UCID= 5 kursi
3- WADANI = 3 kursi
4- RAYS=2 KUSRI
5- UMMADDA=1 KUSRI
6- Xaqsoor –1
Halka uu Urur Siyaasadeedka Dalsan aanu helin wax Kursi ah.
Cadceed.com Berbera.

Comments are closed