|

Kastamka Cashuuraha Gobalka Awdal Ee Borama Oo Dhisme Cusub Oo Loo Dhisay Xadhiga Laga Jaray(Cadceed Tv).

Dec 10,2012 Borama(Cadceed) – Magaalada Boorama waxaa ee xarunta gobalka awdal waxaa maanta xadhiga laga jaray dhisme cusub oo loo dhisay Kastamka cashuuraha ee magaalada Boorama, dhismahani oo la sheegay in loogu talagalay in ay ku hawlgasho wasaarada Maaliyada ee gobalka Awdal Halkan ka daawo sidii xafladii xagdhiga lagaga jaraayay.

Comments are closed