Hambalyo Saleeban Daahir Dogox By Mukhtar Cilmi
Asalaamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Waxaan halkan hambalyo ugu diraya saaxiibkay mudane Saleebaan Daahir Cabdilaahi Dogox oo ka mid aha musharaxiinta ururka Xaqsoor, wuxuuna ku guulaystay inuu ka mid noqdo xildhibaanadii ka soo baxay caasimada Hargeysaa, oo ruunti ku soo baxay cod balaadhan.
Waxaan leeyahay saaxiibkay hambalyo hambalyo
By Mukhtar Cilmi
khadar2244@hotmail.com