Hambalyo C/risaaq Faarax xassan Qawdhan By Mukhtar Cilmi
Asalaamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Waxaan halkan hambalyo ugu diraya saaxiibkay Mudane C/risaaq Faarax xassan Qawdhan oo ka mid aha musharaxiinta Ururka Waddani, wuxuuna ku guulaystay inuu ka mid noqdo xildhibaanadii ka soo baxay caasimada Hargeysaa, oo ruunti ku soo baxay cod iyo taageero balaadhan.
Hambalyo Hambalyo
By Mukhtar Cilmi
khadar2244@hotmail.com