|

Gudoomiye Ku Xigeenkii Degmada Saylac Oo Ka Hadlay Sidii Ay U Dhacday Doorashadu

Dec 4,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa ku sugnaa magaalada Boorama ee Xarunta gobalka Awdal Gudoomiye ku xigeenkii Degmada Saylac oo ka waramay xaalada nabadgalyo ee deegaankaasi iyo waliba sidii ay u dhacday Doorashada Golaha deegaanka ee degmada Saylac, hadaba halkan ka daawo gudoomiye xigeenka Mudane Cismaan Muumin Caare oo ka waramaaya arintani.

Comments are closed