|

Gudoomiyaha Urursiyaasadeedka XAQSOOR Ee Gobalka Awdal Oo Cadeeyay In Ay Doorashada Gobalka Awdal U Dhacday Si Xalaala(Cadceed Tv).

Dec 4,2012 Borama(Cadceed) – Iyada oo ay jireen cabashooyin ka soo yeedhaaya urursiyaasadeedyada Kaladuwan gaar ahaana urursiyaasadeedka XAQSOOR oo sheegay in gobalka awdal doorashada ka dhacday aanay sax ahayn, ayaa waxa arintaasi ka hadlay gudoomiyaha urursiyaasadeedka Xaqsoor Mudane Maxamed Abiib Yuusuf, hadaba halkan ka daawo arintan.

Comments are closed