|

Gudoomiyaha Komishanka Ladagaalanka Musuqmaasuqa Iyo Masuuliyiin Kale Oo Borama U Yimi Sidii Ay Baadhitaan Uga Fulin Lahaayeen Gobalka Awdal(Cadceed Tv).

Dec 12,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta kormeer hawleed ku yimi magaalada Boorama ee xarunta gobalka Awdal wefti uu hogaaminaayo gudoomiyaha Komishanka Maamul wanaaga iyo ladagaalanka Musuqmaasuqa ee Somaliland Mudane Axmed Muxumed Madar, waxaanay hawlo baadhitaano ka bilaabeen xafiisyada laamaha dawlada ee magaalada Boorama halkaasi oo ay la kulmeen masuuliyiin ku sugan xafiisyadoodii iyo kuwa aan kusugnayn.
hadaba halkan ka daawo sida uu u dhacay kormeerkani.

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey