|

Daawo: Ganacsatada Shidaalka Ee Deegaanada Saylac Iyo Lughaya Oo Sheegay In Ay Cashuurta Dawladu Ka Qaado Ka Badantahay Ta Berbera Laga Qaado(Cadceed Tv).

Dec 25,2012 Lughaya(Cadceed) – Waxaa maanta la hadlay saxaafada kaladuwan ee ka hawlgasha gobalka Awdal qaar ka mida ganacsatada gobalka Awdal gaar ahaan kuwa shidaalka ka ganacsada ee Saylac iyo Lughaya waxaanay sheegeen in xukuumadu ka qaado cashuur ka badan ta lagaqaado Ganacsatada shidaalka ee Berbera, halkan ka daawo.

Comments are closed