|

Dadweynaha Iyo Siyaasiyiinta Awdal Oo Ka Hadlay Dareenkooda Ku Aadan Doorashadii Ka Qabsoontay Dalka(Cadceed Tv).

Dec 3,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta markii u horaysay ka hadlay xaalada Doorashadii golaha deegaanku ku dhamaatay dadweynaha ku dhaqan degmada Boorama oo isugujira siyaasiyiin iyo shacaba waxaanay cabireen dareenka ay ka qabaan sidii ay u qabsoontay doorashadii golaha deegaanka ee degmada Boorama, hadaba halkan ka daawo.

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey