|

Daawo: Mudaharaadkii Abid Ugu Weynaa Ee Ka Dhaca Borama Oo Lagaga Soo Horjeedo Faragelinta Xukuumada Iyo Dareenada Ay Ka Bixiyeen Mudaharaadayaashu(Cadceed Tv).

Dec 30,2012 Borama(Cadceed) – Mudaharaad si xoogan u gilgilay Boorama oo maanta u qabsoomay si salmi ah islamarkaana waxaad arkaysay dadweynaha ku dhaqan magaalada Boorama oo buux dhaafiyay jidadka magaalada sidoo kalena aw ahaa mid ay kaga soo jeedaan dib u dhaca kuyimi degmada Saylac, halkan ka daawo sidii ay arintani u dhacday.

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey