Home » December 31st, 2012
Entries posted on “December, 2012”

Dec 31, 2012 Borama(Cadceed) – Kadib kulankii adkaa ee ay caawa isku mariwaayeen weftigii u socday taageerida iyo dufaacida beesha Ciise ayaa waxaa ay marlabaad isku laabteen iyaga iyo Salaadiinta Gobalka Awdal sidii ay marlabaad uga hadlilahaayeen wixii macquula ee ah aan laga maarmayn iyaga oo isku dayaaya in ay ka helaan odaydhaqmeedka gobalka in ay ku […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Waan idin salaamay warbaahinta sharafta leh ee cadceed. Waxa la yidhaa Madaxweynuhu wxuu doonayo in uu maqlo uun baa Xirsi iyo qaar kaloo badani u sheegaan. Silaanyo markuu leeyey doorashadii dalka ka dhacdey waxay inoo soo jiidey sumcad iyo amaan balaadhan wuxuu dadka xasuusinayaa qisadii dalka France ka dhacdey ee shicibka Franciiska oo gaajo ka […]
Posted in Articles | Read More »

Dec 31, 2012 Borama(cadceed) – Waxaa maanta magaalada Borama lagu aasay Marxuum Jimcale Cabdi Maxamud Oo Ku Geriyoday Mudaharadkii shalay ka dhacay magaalada borama wakhti uu dareenkiisa cabirayay.
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Dec 31, 2012 Boorama (Cadceeed)- Maalintii labaad ee mudaharaadyo isdaba joog ahi ka socdaan magaalada Borama lagaga soo horjeedo faragelinta qaawan ee xukuumada Siilaanyo ku hayso degmada saylac xildhibaanada laga soo doortay, xaalada Borama ee caawa ayaa degan kadib mudaharaadyo shalay ilaa maanta ka socday oo keenay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Mudaharaadkii shalay ka […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Anaga oo ah dadka hoos ku qoran waxaan halkan tacsi Tiiraanyo Leh uga diraynaa family wiilka Marxuum jimcale cabdi maxamud oo ku geriyoday mudaharadki shalay ka dhacay magalada borama.. waxan leenahay ilahay haku naxariisto adeer janada fardowsana alaha ku geeyo..,, amiin amiin. Dhamaaan : 1- HOYO HASNA WARFA GALDE GADIID 2- ILMA CABAS XAJI BOKH […]
Posted in Articles | Read More »

Bismilaah magacaygu waa Maxamed Axmed waxan joogaa magaalada Boorama ee caasimada Gobolka Awdal. Anigoo marka hore salaamaya bahwaynta saxaafada muxaliga ah gaar ahaan Cadceednews. Waxan manta qalinka u qaatay inan daaha ka qaado xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta Gobolada Galbeedka Somaliland “Gebiley, Awdal iyo Salal” Hadaba sida laga wada war qabo 28/11/2012 waxa wadanka […]
Posted in Articles | Read More »

Waxa ay dhamaan umadda reer Somaliland isku wada raacday mucaarid iyo muxaafid – marka laga reebo inta aan damiir dadnimo lahayn – in doorashadii shicib waynuhu u dareeray 28 kii November loo maamulay hab ay hadhaysay musuq baaxad leh oo qaawan oy ka muuqato khibrad la’aan baahsani. La iskuma hayo in ay doorashadu u dhacday […]
Posted in Articles | Read More »

“Hadii ay Somaliland ku dumayso in Beesha Samaroon Qaadato Maayarka Saylac Haba dunto”Salaadiinta Awdal Dec 31, 2012 Boorama(Cadceed) – kulan dhexmaray galabta ilaa maqribkii madaxdhaqameedka Beelaha Samaroon iyo waftigii xukuumada ee ka koobanaa madaxweyne ku xigeenka Somaliland ,Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ,wasiirada iyo xildhibaanda ka tirsan labada gole ee guurtida iyo wakiilada ayaa soo gaba gaboobay […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Dec 31, 2012 Saylac(Cadceed) – Xildhibaanada deegaanka Saylac ayaa maanta kullan ay ku dooranyeen Duqa Magaalada ayay ciidamada illaalada xeebtu xoog ku kala dareerireen taasoo dhalisay in Xildhibaankii loo dooran lahaa Maayarka iyo xigeenkiisa qolyar oo madow lagu xidho.
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Anaga oo ah dadka hoos ku qoran waxaan halkan tacsi uga diraynaa wiilka aan adeerka u nahay jimcale cabdi maxamud oo ku geriyoday mudaharadki shalay ka dhacay magalada borama.. waxan leenahay ilahay haku naxariisto adeer janada fardowsana alaha ku geeyo..,, amiin amiin. Dhamaaan 1. Ilma abdilaahi diiriye boqore 2. Ilma cilmi diiriye boqore 3. Ilma […]
Posted in Articles | Read More »