|

Suldaan Ibraahin Dacar Oo Baaq Nabadeed U Diray Deegaanka Degmada Lughaya, Sidoo Kalena Uga Digay Dadweynaha In La Khalkhaliyo Amaanka(Cadceed Tv).

Nov 27,2012 Borama(Cadceed) – Suldaan Ibraahin Dacar oo ka mida salaadiinta Borama ayaa ka digay in nabada la carqaladeeyo, waxaanu dadka ugu baaqay inay ka fogaadaan arimaha khalkhalinaaya amaanka, suldaanku sidoo kale waxaa uu ka tacsiyeeyay dadkii ay ka geeriyoodeen dilkii lughaya, hadaba halkan ka daawo.

Comments are closed