|

Murashax Daahir Barkhad Oo Ka Sharaxnaa Urursiyaasadeedka Xaqsoor Oo Utanaasulay Murashax Axmed Xasan Oo Ka Tirsan X. Kulmiye(Cadceed Tv).

Nov 26,2012 Borama(Cadceed) – Iyada oo hada ay ka hadhay mudadii codbixinta halmaalin ayaa waxaa maanta iska casilay xilkii murashaxnimo ee urursiyaasadeedka Xaqsoor murashax Daahir Barkhad oo sheegay in uu u tanaasulay murashax Axmed Xasan oo ka sharaxan xisbiga Kulmiye, halkan ka daawo arintan.

Comments are closed