|

Badhasaabka Gobalka Awdal Oo Ka Hadlay Dilkii Ka Dhacay Degmada Lughaya, Kulana La Yeeshay Oday-dhaqmeedyada(Cadceed Tv).

Nov 27,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta markii ugu horaysay ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday deegaanka degmada Lughaya Badhasaabka gobalka Awdal Axmed Xadi Sidci waxaanu sheegay sida ay arintaasi u dhacday, gudoomiyaha oo arintaasi ka hadlaaya halkani ka daawo.

Comments are closed