Home » November 30th, 2012 Entries posted on “November, 2012”

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Deegaanka Degmada Saylac Iyo Xaaladeeda Amaanka Oo Ka Wanaagsan Sidii Hore Iyo Dadweynaha Oo Sheegay Inay Ku Qanacsanyihiin Natiija Walba.

untitled

Nov 30,2012 Saylac(Cadceed) – Iyada oo magaalada Saylaca ee ka tirsan gobalka Awdal ay ahayd dhulka looga baqaayay in uu ka dhaco dagaal sokeeye hadii ay ku kala bataan dadka deegaankaasi kuraasta loo looltamayo ee golayaasha deegaanka ayaa hadana waxaa caawa uu yahay jawiga magaaladu mid ka wanaagsan sidii hore islamarkaasina ay ka muuqato xaalad […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Saylac: Liiska 17 Xildhibaan Ee Ku Guulaystay Degmada Saylac Oo La Shaaciyay Iyo Beelaha Ay Ka Soo Kala Jeedaan.

breakingnews

Nov 30,2012 Saylac(Cadceed) – Deegaanka Degmada Saylac oo mudoooyinkii ugu danbeeyay ay indhaha saxaafadu ay si gaara isha ugu haysay islamarkaasina arinta keentay in dadku si gaara u eegaan ay ahayd muran xoogan oo soo kala dhexgalay beelaha deegaankaasi oo kala ah Beelaha Ciise iyo Gadabuursi. Hadaba iyada oo arintani ay ahayd mida ugu hadalhaynta badan ee dadku ay ka […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Tiro Hordhac Ah Oo Ka Soo Baxaysa Codadka Ilaa Imika La Tiriyay Ee Gobolka Awdal

SNAADIIQDA-CODAYNTA

Nov 30, 2012 Borama(Cadceed) – Doorashadii dhacaday ee loogu tartamayay golayaasha deegaanka ee ka qabsoontay Somaliland ayaa gebi ahaanba u soo gebagabowday si habsami iyo nabadgelyo leh. Gobolka Awdal oo kamida gobolada ugu miisaanka weyn leh Gobolada Somaliland ayay tirinta codku uga socotaa sidii loogu tala galay oo ilaa iyo imika aan laga soo sheegin […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Gudoomiyaha Komishanka G/Awdal Oo Shaaciyay Degmada Lughaya Oo Noqotay Deg. Ugu Horaysay Ee Xildhibaanadii Ugu Horeeyay Ku Guulaystay

news m

Nov 30,2012 Lughaya(Cadceed) – Waxaa ay noqotay degmada lughaya ee ka tirsan gobalka awdal degmadii ugu horaysay ee gudida komishanku soo saaraan xildhibaanad ugu horeeyay ee ku guulaysta golaha deegaanka degmada Lughaya, hadaba halkan ka akhriso sida ay arintani u dhacday iyo magacyada dadka ku guulaysta iyo qolooyinka ay kala yihii.   1- Xaamud Maxamed […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Qaddarkii Jacayllada Kulansaday – W/Q. Maxamed Muuse Tiyo (Q. 1aad)

Maxamed_Tiyo

Cabdiqaaddir waa wiil hadda ka baxay dugsiga sare waana wiil shakhyaddiisu isaga oo yar aad ay u sarrayso ood moodayso markaad la kulanto suldaan ama oday garyaqaana. Istaaqfurulah, yaanan odhan sidaase dee waaba Garyaqaane; waa indheer garad murti iyo maskax maal ah fiiro dheer leh, bulshada ku xeeran ee u badan inta ay isku iskuulka […]

Posted in Articles | Read More »

Hoggaamiyeyaasha Ururrada Iyo Xisbiyada Qaarkood Oo Muujiyey Dareenkooda Doorashada Iyo Rejada Ay Ka Qabaan Natiijadeeda

cirro1

Nov 29, 2012 Hargeysa (Cadceed)- Guddoomiyeyaasha Ururrada iyo Xisbiyada ku hirdamaya doorashada Golaha Degaanka qaarkood, ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey qabsoomidda doorashada goleyaasha deegaanka iyo natiijada laga filayo. Masuuliyiinta ugu sarreeya ururrada iyo axsaabta siyaasadda ayaa afkaartooda wax laga weydiiyey iyada oo shalay ka Codkooda ka dhiibanaya Guriga Shaqaalaha ee magaalada Hargeysa, ayaa badankoodu […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

(Daawo Video):Goob Joogayaasha Caalamiga Ah Ee Doorashadii Golayaasha Deganka Somaliland Oo Soo Saaray War-bixin Ka Hadlaysa Khaladkii Dhacay Shalay Intii Doorashadu Socotay

mqdefault

Nov 29, 2012 Hargeysa(cadceed) – Goob Joogayaasha Caalamiga ah Ee Doorashadii Golayaasha Deganka Somaliland ayaa Soo Saaray Warbixin Ka Hadlaysa Khaladaadkii Dhacay Shalay Intii ay Doorashadu Socotay Inkastoo ay Amaaneen Nidaamka Dimuqraadiga ah Ee Doorashadu U Dhacday

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

The Somali President Has Spoken; Can Anyone Hear His agony? By Bashir Goth

GOTH

In a speech that I consider to be one of the most powerful and most compassionate speeches that any Somali leader has delivered for a long time, Somalia’s new President Hassan Sheikh Mahmoud has spoken candidly and explicitly about some of the most serious challenges that his government faces and called for the nation’s collective […]

Posted in Articles | Read More »

Hubka La Sheegey In Borama Laga Helay Halbaan Ka Leehay, Qormaddii 10aad. By: Abdirisaq Mohamed Barkhad

0

Wali waxaan ku gudo jirnaa dadkii ka hadley hubka la sheegey in dabayaaqada bishii tobnaad ee sannadkan 2012 laga helay guri ku yaalla magaalada Borama dadkaasi oo isugu jirey Masuuliyiin, Siyaasiyiin, Salaadiin iyo Culumaa’udiin ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaaanka da’da yar ee cod karka ah Xildhibaan Axmed Yaasiin oo ka tirsan golaha Wakiilada ee […]

Posted in Articles | Read More »

Dhageyso Radio Cadceed: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliand Oo Ka Hadlay Gebagabada Codbixinta Goleyaasha Deegaanka, Hambalyana Hawada U Mariyay Shacabka Reer Somaliland

duur

Nov 29, 2012 Hargeysa(Cadceed)- Wasiirka Arrimaha gudaha somaliand Maxamed Nuur Caraale(Duur) ayaa ka hadlay doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee maalintii shalay ka qabsoontay dhamaan gobolada dalka oo dhan. [audio:http://www.cadceed.com/wp-content/uploads/2012/11/121129_001.mp3|titles= Duur] Cadceednews, Hargeysa

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »