|

Daawo Video: Go’aamo Laga Soo Saaray Shirkii Nabadaynta Ee Ka Dhacay Deegaanka Kalshaale

Sep 30, 2012 Hargeysa(Cadceed) – Deegaanka Kalshaale waxa ka bilowday wada-hadalo nabadeed oo u dhaxeeyey waxgarad ka kala socday dega degaamada Qorulugud iyo Buuhaadle, kuwaas oo qayb ka ahaa dedaalada kulamadii nabadeed ee ay xukuumada Somaliland ku hawlnayd sidii nabad buuxda looga taaba gelin lahaa degaanadaas, waxaana laga soo saaray Go’aamo ee daawasho Wacan.

Comments are closed