|

Dhageyso Waraysi Xiisa Badan Oo Radio Cadceed La Yeelatay Abwan C/lahi Lagjar Oo Ka Mid Ahaa Raga Xoog U Difaaca Qadiyada Gooni Isutaaga Somaliland Oo Gebi Ahaanba U Jeestay Dhinaca Somaliweyn

Oct 27, 2012 (Cadceed) – Abwaan Cabdilaahi Faarax Lagjar oo ka mida Abwaaniinta Waaweyn ee Soomaaliyeed ayaa dhawaan shaaca ka qaaday inuu ka noqday Mabd’aiisii ahaa Qadiyada Gooni isutaaga Somaliland, isla markaasna u xuubsiibtay ka shaqaynta midnimada Soomaaliyeed.

Hadaba si aan u ogaano Sababta ku kaliftay inuu u janjeedhsamo dhinaca Somaliweyn ayaan maanta khadka telefoonka ku waraysanay Abwaan Cabdilahi Lagjar ee dhagaysi wacan.

Shabakada Wararka Ee Cadceed.com

Comments are closed