|

Dhageyso Radio Cadceed: Wareysi Qiima Badan Oo Aan La Yeelanay Fanaanka Da’da Yar Ee Codka Dahabiga Leh Mursal Muse,Waraysiga Waxaa Inoo Daadihinaysa Rooda Raaxo

Oct 8, 2012 (Cadceed) – Dhagaystayaal Waxaan Maanta Halkan Idiinku Haynaa Warasyi Aad U Xiisa Badan Oo Radio Cadceed La Yeelatay Xidiga Codka Toolmoon Ee Sanadka Mursal Muse, Fanaanka Waxaan ka Waraysanay Arrimo Badan Oo Xiisa Badan Oo Ay Ka Mid Yihiin Heeso Cusub Oo Hawada Ku Soo Jira, Wakhtigii Iyo Sidii Uu Fanka Ku Bilaabay Iyo Waliba Filimka Cusub Ee Ee Uu Actor-ka Ka Yahay Qisada Uu Xanbaarsan Yahay. Waraysigan Waxaa Inoo Qaadaya Wariye Rooda Raaxo, Waana Soo Farsamadii Studiyaha Cadceed Ee Edmonto Cabdoo Bakal Ee Dhagaysi Wacan,

Halkan Guji Oo Ku Dhagesyo Mobile-kaaga

Comments are closed