Home » October 31st, 2012 Entries posted on “October, 2012”

Cali Wara-cadde Iyo Axmed Xaaji Daahir Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Urur-siyaasadeedka WADANI & Xaflad Soo Dhaweyn Ah Oo Loo Sameeyay (Daawo Sawirada)

u_80738d_2012-10-31-15-37-7f_uw14

Oct 31, 2012 Hargeysa (Cadceed) – Urur siyaasadeedka WADDANI ayaa caawa Magaaladda Hargeysa xaflad soo dhawayn ah ugu sameeyay Cali Maxamed Waran-cadde iyo Axmed Xaaji Daahir oo si rasmi ah ugu biiray. Ururka Waddani ayaa xafladan soo dhawaynta ah ugu qabtay Huteelka Ambassador ee Magaaladda Hargeysa, waxaana Munaasibadaasi ka qayb-galay Masuuliyiin badan oo ka mid […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Dawlada Jabuuti Oo Soo Dirtay Cutubkii 4aad Oo Qayb Ka Ah Hawlgalka AMISOM Oo Soo Gaadhay Magaalada Baladweyne

Cutubkii 4aad C. Jabuti

Oct 31,2012 (Cadceed) – Cutubyo ka tirsan ciidamada dowladda Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka midowgga Africa ee AMISOM ayaa maalintii shalay gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan halkaasi oo ay ku xoojin doonaan ciidamadoodii ka soo horeeyay ee ka midka ahaa ciidamada AMISOM. Ciidamadan oo ku hubeysan gadiidka dagaallka islamarkaana sita hub iyo […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Badhasaabka Gobalka Awdal Oo Beeniyay Hub Taliyaha Bilayska Somaliland Sheegay In Laga Soo Qabqabtay Borama(Cadceed Tv).

Badhasaab Xadi

Oct 31,2012 Borama(Cadceed) – Kadib shir-jaraa’id oo uu ku qabtay gudaha magaalada Boorama Gudoomiyaha gobalka Awdal Mudane Axmed Xadi Sidci ayaa waxaa uu ku sheegay ujeedadiisa in uu kaga jawaabaayo eedo aanay waxba ka jirn oo taliyaha ciidanka bilayska Somaliland ku eedeeyay hub aanan lasoo qaban dadka reer Boorama.hadaba halkan ka daawo.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Dhoolatuskii Balaadhnaa Ee Maanta Ay Ka Sameeyeen Murashixiinta Iyo Taageerayaasha Xisbil Xaakimka KULMIYE Magaalada Borama(Cadceed Tv).

Fl

Oct 31,2012 Borama(Cadceed) – Banaanbixii ugu balaadhnaa ee ololaha golayaasha deegaanka degmada Boorama ayaa maanta waxaa wacdaro soo bandhigay murashixiinta xisbil xaakimka KULMIYE ee golayaasha deegaanka, hadaba khudbadihii wasiirada kaladuwan iyo murashixiintii ka soo qaybgalay halkan ka daawo.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Habqanka Xamar loo yaacay maxay Xukuumada Somaliland ka yeeleysaa By Luula Abdi

Guddoomiye-Siilaanyo

Salaan sharafle iga gudooma warbaahinta qiimaha le: JSL maxay ka yeelaysaa habqankan bilaabmay. Waxa jira dad badan oo Somaliland ku shaqo la’ iyo dad badan oo ururadii dhacay ka tirsanaa, iyo dad badan oo iskood aan u jecleyn xukuumada joogta iyo qaar kaloo badan ayaa bilaabay inay Xamar xilal u doontaan. Hadaba maxay dowlada Somaliland […]

Posted in Articles | Read More »

Musharaxii​nta Ururka Waddani Ee Gobolka Awdal By Mukhtar Cilmi

wadani7

Asalaamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Gobolka Awdal waa gobol hodan oo barwaaqo ah oo leh macdanta, biyaha, bada, beeraha iyo khayraad dabiici ah sida baatroolka, nabad galyo buuxdana leh,waa na gobol la leh xuduud laba dal Jabuuti iyo itoobiya ,Waa gobol Sumacd iyo magac dheer ku leh somaliland , shacabkaa reer awdal degaan dhul hodan ,waa […]

Posted in Articles | Read More »

Dhageyso Radio Cadceed: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md Saylici Oo Isku Soo Bixii Xisbiga Kulmiye Ee Fagaaraha Beerta Xoriyada Ka Jeediyay Wax-qabadka Xukuumadiisa

KULMIYEcopy1

Oct 31, 2012 Hargeysa (Cadceed) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta khudbad ka jeediyey fagaaraha beerta Xoriyada ee Magaaladda Hargeysa, taas oo uu kaga hadlay waxyaabihii u qabsoomay muddadii ay Xukuumadda Kulmiye ay talada haysay. [audio:http://www.cadceed.com/wp-content/uploads/2012/10/121030_001.mp3|titles=Saylici] Khudbada Madaxweyne ku xigeenka ayaa u dhignayd sidan:- Mudanayaal iyo Marwooyin. “Ugu horeyn, waxan […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Prof. Axmed I Samatar Iyo Prof. Galaydh Oo Loo Magacaabay Xilal Muhiim Ah Oo Saamayn Ku Yeelankara Siyaasada Arrimaha Debeda Somaliland

sam

Oct 31, 2012 Muqdisho(Cadceed) – Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilal culus oo mihiim ah u magcaabay Prof Cali Khaliif Galaydh iyo Axmed Ismaaciil Samatar oo labaduba dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, isla markaasna aaminsan midnimada Soomaaliyeed. Ma jiro war rasmi ah oo lagu shaaciyay magcaabista labadaa Nin iyo xilalka loo magcaabay oo […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Anigoo Ah Samiya Muse Bille Waxaan Tahniyad Aan La Soo Koobin Karin Hawada U Marinayaa Boqor Mahdi Aadam Riiraash Iyo Marwadiisa Boqorad Nimco Ibraahim Cumar Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Borama

marriage_-_hands

Waxaan tahniyad aan la soo koobin karin hawada u marinayaa walaalkay Mahdi Aadam Riiraash iyo marwadiisa Nimco Ibraahim Cumar oo meherkoodu ka dhacay gobolka Awdal caasimadiisa boorame. Waxaan reerka cusub ILLAAH swt uga baryayaa in uu noqodo reerkii lagu nasto laguna nagaado Rabina uu ku arsaaqo Awlaad magac iyo muuqaal qurxbadan islaamka ku soo biiriya, […]

Posted in Articles | Read More »

Daawo Video: Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Oo Soo Badhigay Hub Iyo Walxaha Qarxa Oo Ay Ka Soo Qabteen Magaalada Boorama

hvhg

Oct 30, 2012 Borama(Cadceed)- Taliyaha Ciidanka Booliska ee Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa maanta soo bandhigay Laba Boqol oo Hoobiye oo ay ciidamada Boolisku ka heleen Guri ku yaal Magaalada Boorama.

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »