Wasiirada Beeraha Iyo Caafimaadka Oo Ka Qaybgalay Xaflad Masuuliyiinta Camuud Foundatio Iyo Isbitaalka Alxayaad Ugu Mahadcelinaayeen Dhakhaatiir Reer Kuwait Ah Oo Fulinaaya Qaliino Casriya(Cadceed Tv).
Sep 22,2012 Borama(Cadceed) – Iyada oo ay maalmahanba ay ku sugnaayeen dhakhaatiir u dhalatay dalka Kuwait oo ka samaynaayay Isbitaalka caalamiga ah ee Al-xayaat qaliino Casriya oo laga fuliyo dalka dibadiisa, ayaa waxaa ka soo qaybgalay xaflad lagu maamuusaayay wasiiro ka socda xukuumada Somaliland, halkan ka daawo.