|

Wadayaasha Baabuurta Iyo Kireeyayaasha Gaadiidka Ka Dhex-shaqeeya Borama Iyo Jabuuti Oo Cabashooyin Ka Muujiyay Askarta Jabuuti Iyo Wadada(Cadceed Tv).

Sep 16,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa isasootaraaya cabashooyinka ay ka cabanayaan mulkiilayaasha, Kaariyada iyo wadayaasha gaadiidku ay ku qabaan ciidanka jabuuti iyo Wado xumo gaadiidkii ku sobabaysa rogmasho iyo dhibaato waxyeelo wayn leh hadaba halkan ka daawo.

Comments are closed