|

Dhamaan dadka hoos ku xusan oo Tacsi Tiiraanyo leh u Gudbinaaya Reer Yusuf Samatar Buux (Lafaruug)-AHN-

Dhamaan dadka magacdoodu hoos ku xusan yihiin oo deggan Magaalada Canada waxay tacsi tiiraanyo leh u gudbinayaan dhamaan reer Yusuf Samatar Buux ka dib geeridii naxdinta lahayd ee shalay oo bishu ahayd 12 ku timid aabahood Marxuun Yusuf Samatar Buux (Lafaruug) oo ku geeriyooday Boorama halkaas oo lagu aasay maanta subaxnimadii.

Waxaan Marxuunka Ilaahay ugu baryaynaa inuu janadiisii ka waraabiyo kana maydho dambigiisii yar iyo waynba. Qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Marxuunku waxaan Casiiska uga baryaynaa inuu ka siiyo Samir iyo iimaan taam ah.

Ilaahay ha u naxariistee Marxuunku wuxuu ifka kaga tagay xaaskiisii Hooyo Xaawa Xasan iyo afartameeya ubadkiisii ah iyo waxay sii dhaleen, tafiirtaa oo kala joogta Borama, Khaliijka, Yurub, Canada iyo Maraykanka.

Yusuf Samatar Buux wuxuu ahaa aabo muumin ah oo Ilaahay cimri dherar ugu deeqay. Marxuunku wuxuu ka mid ahaan jirey Ciidanka Cirka ee Faransiiska intii u joogay dalka Jabuuti ilaa intuu gaadhaayay hawlgab. Wuxuu Marxuunku ahaa shaqsi dadaal badan oo naxariis iyo dad jacayl badan lahaa isagoo Ilaahayna ku manaystay dabeecad wanaag dad la socod leh. Marxuunku Ilaahay Naxariistiisa haku hagoogee wuxuu degganka Baki ku dhashay 1910-kii, wuxuuna geeriyooday isagoo ah 102 jir.

Dhamaadkii kontamadii ayuu Marxuunku u soo wereegay magaalada Boorama halkaas oo inta badan uu ku noolaa.

Ilaahay waxaan Marxuunka uga baryaynaa inuu Adoonkiisa ku soo dhaweeyo Ayaadkiisan Kariimka ah :
((يا أيتها النفس المطمئنة إرجعي إلى ربك راضية مرضية فأدخلي في عبادي وأدخلي جنتي))

Magacda Tacsida Gudbinaysa:

Al-Xaaj Cumar Cabdi Cige iyo xaaskiisa
Abdi Aden Abdillahi (Abdi Buur) iyo xaaskiisa
Aniisa Hassan Maxamad
Aniisa Jibriil Jilane
Axmad-Saciid Yusuf Bakal iyo xaaskiisa
Bachir Dahir A.Good iyo Xaaskiisa
Cabdibaasid fajac iyo xaaskiisa.
Cabdirachid Omar Bileh iyo xaaskiisa
Cabdiraxmaan Cumar Cigaal iyo xaaskiisa
Cali Xaji Olhaye iyo xaaskiisa
Cuwaada Jibriil Jilane
Dahir Qaasim (Geesh) iyo xaaskiisa
Fatxiya Xasan Xirsi
Fatxiya Xasan Maxamad
Hibo Cabdi Luqmaan
Ilhan A/llahi Axmad Good
Jaamac Osman Geele iyo xaaskiisa
Jowhara Adan Abdillahi
Khadra Cabdi Cilmi iyo caruurteeda
Khadra Xaji Colhaye ( Xaajiyo)
Maryam Cali Bulaale
Maxamad Abdi Xaaji iyo xaaskiisa
Maxamad suleebaan Geele
Maxamad Xasan Xirsi
Maxamad Ahmed( Brijnev) iyo xaaskiisa
Musa Nuur Obsiye
Mustafa Abdi Xaaji iyo xaaskiisa.
Naasir Osman Cumar iyo xaaskiisa
Nimca-Xaali Aadan Ciise
Rooda Ibraahin M. Sahal
Sacada Jibriil Jilane
Sacaada Muxumad Suldaan
Saynab Farah A good
Sharmarke Muunin Sahal
Umalkheir H. Xamud

Ottawa-Canada

Comments are closed