|

Madaxweyne Silaanyo Oo Dhagax-dhigay Xarun Lagu Daryeelaayo Agoonta Ku Dhaqan Hargeysa Kuna Baxayso Lacag Dhan 6 Milyan Dollar(Cadceed Tv).

Sep 16,2012 Borama(Cadceed) – Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa maanta dhagax-dhigay xarun cusub oo loogu talagalay in lagu xanaaneeyo agoomaha ku dhaqan magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, taaso ay maalgalisay Dalka Kuwayt waxaana ku baxaysa kharash aduun dhan 6 Milyan Dollar, munaasibadani oo ahayd mid siweyn loo soo agaasimay halkan ka daawo.

Comments are closed