|

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Gudoomiyaha Xisbal-xaakimka KULMIYE Iyo Dadweyne Tacsi U Diray Marxuum C/laahi (Indhoqarshe)(Cadceed Tv).

Borama(Cadceed) – Alaha U naxariistee geeridii naxdinta lahayd ee ku timi marxuum C/laahi sh. Ibraahin Sheekh (Indhaqarshe) oo ahaa taliyihii qaybta bilayska gobalka Awdal oo lagu aasay magaalada Borama oo loo sameeyay aas qaran ayaa waxaa tacsi u diray masuuliyiin kaladuwan halkana ka daawo tacsidaasi.

Comments are closed