|

Madax Sare Oo Ka Socday Baanka Aduunka Oo Ganacsatada Borama Kulan Ku Saabsan Habka Maalgalinta Kula Qaatay Magaalada Borama (Cadceed Tv).

Sep 19,2012 Borama(Cadceed) – Masuuliyiin Sarsare oo ka socday Baanka Aduunka ayaa maanta kulan ay la yeesheen ganacsatada Boorama ugu baaqay sidii ay ugu soo bandhigi lahaayeen ganacsigooda si looga taageero qaybta maalgashiga, hadaba barnaamijkani oo aad u qurxoonaa halkan ka daawo.

Comments are closed