|

Hambalyo Ku Socota Boqorka Abdifatah Jamac Hashi & Boqorada Farxiya Adan Miicad Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Boorama


Dhamaan Qoyska Reer Jamac Hashi
Dhamaan Xubnaha Urur Dhalinyarada ee SAYS
Dhamaan Xubnaha Ururka Dhalinyarada Moonlight
Dhamaan Xubnaha Ururka Dhalinyarada AYODA
Prof. Ridwaan Maxamed Cismaan
Prof. Cumar Cali C/laahi iyo Xaaskiisa Deeqa Xuseen Xasan
Prof. Axmed Cabdi Ismaaciil iyo Xaaskiisa Suhuur Maxamed Muuse
Prof. Siciid Maxamed Daahir iyo Xaaskiisa Marwo Axmed Siciid
Mud. Maxamed Cali Cismaan Iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtooda
Mud. Cabdicasiis Maxamuud Jaamac Iyo Marwadiisa
Mud. Cabdale Cali Yuusuf iyo Marwadiisa Sucaad Aadan Nuur
Mud. C/fataax Jaamac Xaashi
Mud. Abdirisaq Suge Tarar iyo Xaaskii iyo caruurtiisa
Mud. Cabdikariin Xuseen Caateeye Iyo Xaaskiisa
Mud. Nuur Aden Shirdoon iyo Xaaskiisa Canab Cali X. Daahir
Mud. Abdiasiis Diiriye Dahir iyo xaaskiisa
Mud. Axmed Maxamed Caateeye Iyo Xaaxkiisa
Mud. Siyaad Cumar Cali Iyo Xaaskiisa
Mud. Maxamed Yaasiin Ismaaciil Iyo Xaaskiisa
Mud. Maxamed Axmed Askar
Mud. Cabdirashiid Allabari
Mud. Cumar Cismaan
Suldaan Mahdi Aadan Riiraash
Prof. Abiib Aadan Nuur Iyo Marwadiisa Hoodo Maxamed Xasan
Dr. Cabdiraxmaan Duuso Iyo Xaaskiisa
Dr. Cabdirisaaq Barako Iyo Xaaskiisa
Dr. Gurguurte Iyo Xaaskiisa
Dr. Farxaan Cumar Muuse
Dr. Saalax
Mud. Cabdilaahi Xuseen Caateeye
Mud. Cabdiraxmaan Aadan Iyo Xaasikiisa Ifraax Maxamed Cabdi
Mud. Mahdi Cumar Sheekh Iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtooda
Wariye Abokor Xasan Caafi Iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
Wariye Xasan Ciise Raage iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
Mud. Maxamed Yaasiin Ismaaciil Iyo Xaaskiisa
Mud. Cabdiraxmaan Muuse Cismaan Iyo Xaaskiisa
Ramla Sh. Muuse Cismaan Iyo Odaygeeda Dr. Maxamed Xaamud Axmed Iyo Caruurtooda Kala Ah Muna Iyo Sakiir
Asra Sh. Cabdilaahi Sh. Cali Iyo Saygeeda
Ayaan Ahmed Farah
Hodan Muuse Ismaciil
Khadra Maxamed Ibrahim
Hibo Maxamed Yuusuf
Jawhara Maxamed Tubeec

Samsam Cabdi Garas
Nimco Gaabalaax
Waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan:

Boqorka Abdifatah Jamac Hashi Iyo Boqorada Farxiya Adan Miicad oo maanta meherkoodu ka dhacay magaalada Boorama
waxa kale oo ay leeyihiin isku waar aqalgalkana noo soo dadajiya ayay leeyihiin waxa kale oo ay leeyihiin noqda kuwo ku sifooba timaantan hoose

Laba aan kala maarmiin
Labo aan ka amaagin
Gayaan ku midoobay
Mudnaantiyo dookha
Lamaanaha is doortay

Waxa kale oo ay iduunku duceeyeen

Alloow Mayay Hooray
Alloow Mahuraanka
Awlaad La Majiirto
Muftaaxa Ladnaanta
Intay Mudananyinba
Usaar Midigtooda
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

Abdiaziz Dirie Dahir
diiriye05@hotmail.com

Comments are closed