Hambalyo: Boqorka Cabdifataax Xuseen Garaad Iyo Boqorada Hibo Siciid Xoogsade Oo ka dhacay Magaalada Diridhaba ee Dalka Ethiopia.
Hooyo Aamina X. Cumar Gaafane iyo caruurteeda kala ah:
Muna Siciid Xoogsade
Mustafe Siciid Xoogsade
Hana Siciid Xoogsade
Ubax Siciid Xoogsade
Mahad Siciid Xoogsade
Suleekha Siciid Xoogsade
Cabdale Siciid Xoogsade
Samriye Cabdisalaan Xoogsade
Cabdale Cali Yuusuf iyo Marwadiisa Sucaad Aadan Nuur iyo Gabadhooda yare e Caaliyah Cabdale Cali
_______________________________________________________________
Ayeeyo Xaajiyo Faadumo Aw-Cumar Gaafane
Hooyo Khadra Muxumed Aadan
Marwo. Ruqiya Muxumed Aadan iyo Saygeeda Maxamed Jaamac Abgaal
Marwo. Kawsar Muxumed Aadan iyo Saygeeda Mud. Fu’ad Cabdi Ismaaciil iyo Wiilkooda Yar Ee Yacquub
Mud. Maxamed Muxumed Aadan iyo Caruurtiisa kala ah Anwar iyo Hana
Marwo. Nimco Muxumed Aadan iyo Saygeeda Mud. Cabdisamad Barkhad Qaloonbi
Marwo. Samsam Muxumed Aadan iyo Saygeeda Mud. Faarax Cabdi Ismaaciil
Mud. Bashiir Muxumed Aadan
Mud. Cumar Muxumed Aadan iyo Wiilkiisa Cabdiraxmaan
Marwo. Umal-Khayr Muxumed Aadan
Mud. Cabdiraxmaan Muxumed Aadan
_____________________________________________________________________
Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac
Mud. Cabdixamiid Maxamed Jaamac
Marwo. Siman Maxamed Jaamac
Marwo. Kawsar Maxamed Jaamac
Kariima Maxamed Jaamac
Cabdimajiid Maxamed Jaamac
Idil Maxamed Jaamac
Marwo. Samsam Cabdirisaaq Daahir
Marwo. Xanaan Cabdirisaaq Daahir
Marwo. Bushra Cabdirisaaq Daahir
Basma Cabdirisaaq Daahir
Cabdibaasid Cabdisamad Barkhad
Barkhad Cabdisamad Barkhad
Caydaruus Cabdisamad Barkhad
Fu’aad Cabdisamad Barkhad
Samatar Cabdisamad Barkhad
Cumar Cabdisamad Barkhad
Marwo. Samsam Cabdiraxmaan Muuse
_____________________________________________________________________
Ayeeyo Maryan Faarax Madar iyo Caruurteeda
Ayeeyo Xaajiyo Nimco Aw-Cumar Gaafane iyo Saygeeda iyo Caruurtooda
Ayeeyo Sacaada -Cumar Gaafane iyo Saygeeda iyo Caruurtooda
Ayeeyo Safiya Aw-Cumar Gaafane iyo Saygeeda iyo Caruurtooda
Awoowo Axmed-Nuur Aw-Cumar Gaafane iyo Marwadiisa iyo Inantiisa
Awoowo Maxamed-Khadar Aw-Cumar Gaafane iyo Marwadiisa iyo Caruurtooda
Ayeeyo Ruqiya Aw-Cumar Gaafane iyo Saygeeda iyo Caruurtooda
Ayeeyo Aamina Aw-Cumar Gaafane iyo Caruurteeda
Awoowo Cabiraxmaan Aw-Cumar Gaafane iyo Marwadiisa iyo Caruurtooda
Dhamaan dadkani waxa ay hamablyo iyo bogaadin u dirayaan meherka
Boqorka: Cabdifataax Xuseen Garaad
Iyo
Boqorada: Hibo Siciid Xoogsade
Oo ka dhacay Magaalada Diridhaba ee Dalka Ethiopia
Waxa ay leeyihin noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela, sidoo kale waxa ay leeyihiin noqda
Labadii hodmee
Hoy wada galee
Hoodale noqdoo
Hibo iyo ducaba naga hooyahee