Gudida Abaaraha Oo Deeqdii Ugu Horaysay Gaadhsiiyay Dadkii Dabku Qabsaday Ee Magaalada Geerisa(Cadceed Tv).
Sep 13,2012 Borama(Cadceed) – Gudida abaaraha gobalada Awdal iyo Salal ayaa maanta deeqdii ugu horaysay u diray dadkii ku barakacay dabkii xooganaa ee qabsaday magaalada Geerisa ee ka tirsan degmada Lughaya ee Gobalka Awdal, hadaba halkan ka daawo kulankii deeqdan lagaga hadlaayay.