|

Gaboose oo Xamar U Hanqal Taagaya Inuu Ku Noqdo By Yaxye Zakaria

Salaaaaam warbaahinta sharafta le. Gaboose wuxuu taagan yey walee ama ley doorey ama Xamar ku noqdey … waa yeelkaa!!!

Gaboose oo magacyo waraaba u tag ah u gudbiyey gudida doorashooyinka. Xisbiga UMMADA liiska magacyada uu u gudbiyey gudida doorashooyinka waa magacyo kacan rimis ah badan koodo oo lagu qancinayo gudida doorashada si aan xisbigan loo reebin. Hadaba dadka Gaboose soo gudbiyey maaha dad tartamaya ee waa dad uu lacag ku qarash gareeyey uu kula balamay shuruudaha ayuun baan magac yadiina ku buuxinayaa…. Oo waxa ka mida Gabiley oo aannu musharax qudha ba ku heysan. Gaboose isaga oo ciil la hagoogan waa kii Gabiley wiigan ka caraabay ka dib markii looga dareerey goobtii uu dadka isugu yeedhey. Gaboose waxa la filayaa in uu doorashada qaadaco isna uu xamar ka soo jeesto sida uu hadal hayo oo uu ku sireystey rag ay axsaab yihiin isaga oo weliba u sheegey in uu Silaanyo iyo Madaxtooyada ku xumeynaayo arinkaa oo ictiraafka ka soo hor jeeda kol hadii aannu rajo ka qabin in uu doorashada ku soo baxo. Waa caado reer xamar oo ka ciideynta wey yaqaanaan laakiin Gaboose Somaliland waxba ma yeeli karo ee wuu iska dawakhsan yey oo qasab buu kursi ku doonayaa.

Yaxye Zakariya
yaxyez@yahoo.com

Comments are closed