Faysal Cali Waraabe Oo Ku Booriyay Baarlamaanka Soomaaliya Inay Ka Fogaadaan Laaluushka Oo Ay Ilaahay Ka Cabsadaan(Cadceed Tv).
Hargeysa(Cadceed) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo isagu ah intabadan siyaasi aan sal lahayn ayaa ka hadlay siyaasada Soomaaliya iyo sida uu u arko isaga oo ku booriyay Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya inay doorashada ku doortaan hoogaamiya iyagu wataan, halkan ka daawo.