Dhamaan Qoyska Reer Cabdi Xuseen Waxay Tacsi U Dirayaan Reer Yusuf samatar(Lafaruug) Oo Aabahood Ku Geeriyooday Borama
INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN dhamaan qoyska reer CABDI XUSEEN BOOKH oo kala ah Nuux Cabdi Xuseen Faysal Cabdi Xuseen. Rooda Cabdi Xuseen Canab Cabdi Xuseen Maxamed Cabdi Xuseen Xuseen Cabdi Xuseen Nimco Cabdi Xuseen. Hodan Saciid Indhamood. Colaad Saciid Indhamood waxaan halkan ka tacsiyaynaynaa dhamaan reer Yuusuf Samatar(Lafaruug) oo aabahood ku geeriyooday magaalada Boorama waxaan marxuumka ilaahay uga baryaynaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo dadkii uu ka tagay, ehelkiisii iyo qaraabada dhamaana uu samir iyo iimaan ka siiyo AAMIIN! AAMIIN! AAMIIN!. sidoo kale waxaa iyana tacsidan diraya reer Sheekh Yuusuf Suubane. Hooyo Cadar Caateeye Qayaad. Cabdirasaaq Sh. Yuusuf Suubane. Ikraam Sh. Yuusuf Suubane. Aasiya Sh. Yuusuf Suubane Maxamuud Sh. Yuusuf Suubane oo dhamaantood leh ilaahay ha u naxariisto Yuusuf(Lafaruug) intii uu ka tagayna samir iyo iimaan haka siiyo. Tacsidan waxaa mid la mid ah diraya. dhamaan qoyska reer Aadam Maxamuud oo kala ah. Hooyo Maryam Axmed Xirsi. Cabdiraxmaan Aadam Maxamuud. Maxamed Aadam Maxamuud Mustafe Aadam Maxamuud Safiya Aadam Maxamuud. Hibo Aadam Maxamuud. Iyo Ruqiya Aadam Maxamuud. oo dhamaantood ilaahay uga baryaya inuu marxuumka janadii ka waraabiyo dadkii iyo eheladii uu ka tagay Yuusuf Samatar(Lafaruug) uu samir iyo iimaan ka siiyo Waxaan leenahay AAMIIN! AAMIIN! AAMIIN! ilaahay ha aqbalo
Nooh oldnoah@yahoo.com