Dhamaan Dadka Hoos Ku Qoran Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan AUN Cabdirisaaqa Muxumed Barre(Berbaraawi) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Borama

Inaaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Waxaan halkan tacsi tiiyaanyo leh uga diraynaa Marxuum Cabdirisaaq Muxumed Barre(Berbaraawi) oo ku geeriyooday magaalada Borama, waxaan ilaahay marxuunka uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo
Waxaa Tacsida Diraya Dhamaan Dadka Kala Ah:
Rashiid Cumar Diiriye
Mustafe Cabdi Xaaji
Rashiid Cabdi Bakaal
Cumar Jaamac Muxumed
Nagaad Cabdi Khaliif
Farduusa Muuse Kaahiye
Roda Xaaji Axmed Miisaan
Nafiisa Maxamuud Cige
Sacaada Xaaji Muxumed Suldaan