|

Madaxweynaha Dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geele Oo Isbedel Hogaamineed Ku Sameeyay Xisbiga Talada Haya Ee RPP (Daawo Video)

Sep 22, 2012 Jabuuti(Cadceed) – Madaxweynaha talada haya ee Dalka Jibouti ayaa ku sameeyay xisbiga Talada Dalka haya ee RPP Isbedel Hogaamineed. Isbedelkan ayaa la saadaalinayaa in ay u tahay calaamad cida la wareegi doonta talada dalka.

Comments are closed